Haddii uu dhacay kala wareeg been ah, oo MIIQANE ka daba maray MOOGGANE, dadka intiisa badanse ku tilmaameen ISBADAL, aniguse aan ku gaabsanayo kala wareeg, maadaama dib laga gartay meeshuu ka yimid, waxa sababay, cidda horseedday ama maalgalisay, illeyn beeso ayaa lagu kala baxaye, oo cidda uu ka goys haysto ama uu ku daaban yahay [...]
↧