Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya iyo Wasiir ku-xgeenka ayaa maanta kulan looga hadlayay doorka ay Wasaaraddu ka qaadan karto howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo wacyigelinta bulshada la qaatay shaqaalaha Wasaaradda. Kulanka oo ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Waaxyaha, fanaaninta hobollada Waaberi waxaana diiradda lagu saaray doorka Wasaaradda uga [...]
↧