Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Sida Beelaha loogu qeybiyey liiska Aqalka Hoose

$
0
0

Muqdisho, June 11, 2016: Waxa na soo gaaray nuqul ka mid ah qoraal si kooban ay u heleen warbaahinta qqar, kaasi oo ku saabsan liis ay ku qoran yihiin sida aqalka hoose ee ka koobnaan doona 275 xildhibaan loogu qeybiyey beelaha oo dhan.

Waxaa ku tixan liiskan dhammaan beelaha Soomaaliyeed iyo sida loo kala siiyey xubnaha Aqalka hoose, iyadoo laga yaabo in isbedal ku yimaado ama wax lagu soo daro mustaqbalka dhow.

Bal Hoos Ka Aqrista

l1 (1)

l2

l3

l4

 

 

 

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles