War-saxaafadeed Muqdisho, Khamiis, February 13, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey galabta ka hor inta aanu ka dhoofin dalka falkii qaraxa ahaa ee kooxaha nabadiidku ay ka fuliyeen nawaaxiga garoonka caalamiga ah ee Aadan-cadde, kaasoo ay ku dhinteen dad rayidka ah oo ku ganacsanayay afaafka hore ee garoonka. Ra’iisul [...]
↧