Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Heshiis Ku Saabsan Xallinta Khilaafaadka Ka Jira Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

$
0
0

Muqdisho, April 24, 2016Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xal u helay mooshinkii muranka dhaliyay ee laga keenay shirka Jowhar ee maamul u sameynta Labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Shir lagu xalinyay mooshinkaas ayaa waxaa shir guddoominyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaana laga soo saaray go’aano dhowr ah ee muhim ah.

Guddoomiye Jawaari ayaa faray Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaanada ka soo jeeda labada Gobol, iyo Duubabka dhaqanka inay muddo 45 cisho gudahood lagu soo xaliyo khilaafka u dhaxeeya, laguna soo afjaro dhismaha maamulka labada gobol, si deg deg ah.

Hoos Ka Aqri Qodobada Heeshiiska

download (1)download (2)download (3)

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles