Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

TACSI tiiraanyo leh: Sahra Cabdulle Jiis

$
0
0

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Toronto, Canada | QOL | March 1, 2016 – Dhamaan jaaliyada beesha Karanle ee magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan CARUURTII, EHELADII, QARAABADII iyo ASXAABTII ay kageeriyootay MARXUUMAD SAHRA CABDULLE JIIS oo xalay ku geeliyootay magaalada Toronto ee dalka Canada February 29, 2016.

Waxaan halkaan tacsi gaar ah uga direynaa caruurtii ay ka tagtay

  • Ayaanle
  • Ayaan
  • Guuleed
  • Ahmed

iyo Dhamaan REER CABDULLE JIIS iyo Dhamaan Beesha Karanle gaar ahaan magaalada Toronto, Sahra waxay aheed tiir culus oo ku dhex jiray beesha waxaana ILAAHAY uga baryeynaa in JANADIISA FARDOWSO kawaraabiyo Ehelka iyo Qarabada ay ka tagtayna SAMIR iyo IIMAAN kasiiyo –

….aaamin …aaamin …aaamin …

.

Anagana hadaan nahay bahda Qaranimo Online waxaan leenahay waxaan tacsi midaa la mid ah u direynaa Caruurtii, Ehelka iyo Qarabada ay ka geeriyootay waxaana leenahay ILAAHAY Samir iyo Iimaan ha naga wada siiyo marxuumadana ILAAHAY JANADIISA FARDOWSO ha ka waraabiyo.

aaamin …aaamin …aaamin …

.

.

________________________

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles