Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Hawlgal ay ururka Positive Change Ottawa ka sameeyeen

$
0
0
Hawlwadeenada ururka Positive Change ayaa markay taariikhdu ahayd 17, 18 iyo 19 ka November ku aadeen magaalada Ottawa ee caasimadda Kanada, si ay ula kulmaan xildhibaanada Kanada iyo dadweynaha Ottawa ku nool. Ujeedada safarkaasi wuxuu ahaa in dawlada federaaliga ee Kanada lagu wacyi geliyo dhibaatada dhalinyarada Beesha Soomaaliyeed haysato, lana waydiisto in baaritaan lagu sameeyo, [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles