Muqdisho, December 6, 2013 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka, dhammaan xildhibaanda Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed oo uu uga tacsiyadeeyey geeridii ku timid Marxuum Maxamed Warsame (Feysal) oo ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi wa inaa Illaahu raajicuun, Geeridu waa xaq, waxaana [...]
↧