Paris, 05 December 2013 – Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia, Marwo Fowzia Yusuf H. Adam oo ka qeybgaleysa shirka looga hadlaya arrimaha amniga iyo nabada Afrika oo uu marti geliyey Madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande ayaa kulan gaar ah la qaadatay Guddoomiyaha Bankiga Bred, Mr Steve Gentili oo ay ka wada [...]
↧