Mudane Xasan Sheekh Maxamud Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Arbaco 22ka Janaayo 2014 Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Guddoomiye Ku xigeennada Baarlamaanka, Madaxda Guddiyada Baarlamaanka iyo Dhamaan Xildhibaanada sharafta leh, A-Salaamu Caleykum Waraxmatullah, Sharaf weyn bey ii tahay inaan maanta idin kala soo qeybgalo xiritaanka Kalfadhiga 3aad ee baarlamaanka isla markaana aan idiin ku bogaadiyo doorkii wanaagsanaa [...]
↧