Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Madaxweynaha Somalia oo soo dhoweeyey ansixinta Golaha Wasiirada cusub

$
0
0
Muqdisho, 21 Janaayo, 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey ansixintii Golaha Wasiirada cusub. Baarlamaanka ayaa maanta u codeeyey oo si aqlabiyad leh ku ansaxiyey Xukuumada cusub ee uu Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed soo dhisay. Madaxweynaha ayaa yiri: “Waxaan soo dhoweynayaa isla markaana ammaanayaa sida mas’uuliyadda ku jirto [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles