Kulan mudanayaasha baarlamaanka Soomaliya uga socda xarunta Golaha shacabka uuna shir guddoominayo Guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayay xildhibaannadu bilaabeen inay codka kalsooni siinta Xukuumadda ay u qaadaan. Wariyaha Warbaahinta qaranka u qaabilsan baarlamaanka C/fataax Daahir Jeyte ayaa sheegay in mudenayaashu ay hadda bilaabeen u codeynta barnaamijka Xukuumadda cusub, isagoo xusay in kulanka [...]
↧