| Mogadishu, 10, June 2015- Dagaal ka dhax dhacay laba belood oo wada degan meel u dhow degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa la sheegayaa in uu sababay dhimasho ila 8 ruux, halka ugu yaraan 15 kalena ay ku dhaawacmeen. Dagaalkan ayaa la sheegay in uu ka billowday dhul beereed iyo ceelal biyo oo ay labada […]
↧