Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Duuliye Asli Xasan Cabaade oo Tacsi Tiiraanyo leh u soo dirtay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi (Singub)

$
0
0
INNAA LILLAAHI WA’ INNAA ILEYHI RAAJICUUN Anigoo ku hadlaya magacayga Asli Xasan Cabaade, ayaa waxaan halkan uga soo tacsiyadeynayaa Adeerkey Abwaan Maxamuud Cabdullaahi (Singub) iyo Habaryartey Khadiija Aw-Daahir, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid wiilkooda Marxuum Allamagan Maxamuud Cabdullaahi (Singub) habeenkii Axadda ee Taariikhduna ahayd (May 07, 2015), Anigu waxaan ku sugnaa (Hotel) aan ka fogeyn, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles