Muqdisho, 27 April 2015 Bismillahi Alxamdu lillaah wa salaatu wa salaamu calaa rasuul lillaah. Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xubnaha Golaha Wasiirrada Xubnaha Baarlamanka iyo Marti-sharafta kale Waxaa farxad maanta ii ah inaan halkan isagu nimaado munaasabadda furitaanka kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan xubnaha Golahan, Guddiyada […]
↧