Paris, 05 December 2013 – Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka, ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam iyo wafdi ay hoggaamineysa ayaa ku sugan Paris oo ay halkaas uga qeybgalayaan shirka Amniga iyo Nabadda ee Africa oo loogu magacdaray Elysee Summit for Peace & Security in Africa. Shirkan ayaa waxaa ku [...]
↧