Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Tiiraanyadii Tahriibka!!

$
0
0
March 12, 2015 – Waxay ahayd xilli casir liiq ah, boorsadii iyo sahaydii safarka loogu talagalay ma wato. Waa ka mamnuuc safarrada caynkaan oo kale ah in loo sahay qaato, dhawr caag oo biyo ah iyo xirmooyin rooti qallalan ah ayaan u jeeday, oo ninka qabanqaabiyaha safarka ah uu sii saarayay gaariga aan raaci doonno. […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles