Muqdisho, February 11, 2015 - Munaasabadda casho sharafta ah ee uu Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke u sameeyey Xildhibaannada Golaha Shacabka oo aheyd mid qaban qaabadeeda si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda […]
↧