Toronto | QOL | Janauary 22, 2015 - Maalin Sabti ah ah 22kii bishii Janaayo 1972, anagoo fadhina fasalka 2aad “E” ee dugsiga hoose ayaa waxaa soo galay fasalka macalimad maalintaa nagu laheyd xiisada koowaad oo magaceeda la oran jiray Macalimad Faadumo iyadoo gacanta ku sidatay wargeeys maalintaa ay ugu horeeysay soo bixitaankiisi oo ka […]
↧