Muqdisho, January 21, 2015 - Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa Ha’yada Culimada Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyey hoggaamiyayaasha diinta in ay gacan ka gaysta sidii dalka looga saari lahaa marxalada uu ku jiro. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay culimada ayaa la isku weydaarsadeen sida ugu habboon […]
↧