Muscat , January 19, 2015 - Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kula kulmay Magaalada Muscat Wasiirka Arrimaha Dibadda Sultanate Oman H.E. Yusuf bin Alawi bin Abdullah oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga dhaqan, dhaqaale iyo bulsho ee labada […]
↧
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Sultanate Oman
↧