Faallo ! Maxaa lagu xusuusan doonaa baarlamaanka Soomaaliya ? Bishan janaayo 11keedi markii uu raisulwasaare Cumar Cabdirashiid ku dhawaaqay dowladii ay u dhamaayeen mucaarad, muxaafad iyo daneeystayaalba waxaa soo ifbaxaya in shacabka Soomaaliyeed ay qolaba si u fasirteen, qaar waxay yiraahdeen Madaxweyne Xasan Sheekh waa nin aan la mari Karin oo dantiisa maahane aysan wax […]
↧