Xildhibaano ka mid ah DFS oo isku magacaabay (Golaha Badbaadada Qaranka) oo ka hor yimid golaha waziirada ee R/W Sharmaarke Xildhibaan Maxamed C/laahi Fadhiye oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Somaliya, ayaa si kulul waxa uu kaga hadlay magacaabidda Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Xildhibaanka wuxuu sheegay inaysan Wasiiradaan waxba kaga duwanayn […]
↧