Muqdisho | QOL | January 7, 2015 | Magaalo loogu magac daray Daaru-salaam City oo laga hirgelinayo Muqdisho. Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey oo lagu qabtay Hotelka Shamo ayaa lagu soo bandhigay Naqshadda degaan casri ah oo laga dhisayo Magaalada Muqdisho kaasoo loogu magac daray DAARU-SALAAM CITY, waxaana laga hirgelinayaa duleedka woqooyi […]
↧