Muqdisho | QOL | November 25, 2014 | - Xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa isagoo kahadlaya khilaafka ka dhexjira madaxda sare ee Dowlada Federaalka tilmaamay in Ra’iisul wasaare Cadbiweli Sheekh Axmad isagu yahay midka ka dambeeya soona abaabulay buuqa kadhextaagan xildibaanada mooshinka wada iyo kuwa diidan. Xildhibaan Xiddig […]
↧