Sanaa | November 25, 2014 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kula kulmay Magaalada Sanaa ee Caasimadda Yemen Wasiirka Arrimaha Dibadda Yemen H.E. Ambassador. Abdullah Mohamed Al-sayadi oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal , xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed , iskaashiga dhaqan, dhaqaale,bulsho iyo ammaan ee […]
↧