Muqdisho, 24, Nov, 2014…Waaxda Shaqada, Shaqaalaha iyo tababarrada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tababar soconayay hal maalin oo ku saabsan kor u qaadidda aqoonta xirfadlayaasha u qabatay qaar kamid ah shaqaalaha Xafiiska, kaa soo qeyb ka ah barnaamijka tayeynta iyo tababarrada shaqada iyo shaqaalaha XRW ee uu ku dhawaaqay Xoghayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Mudane C/qaadir […]
↧