Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Baarkamaanka oo markii 3aad Buuq ku dhamaaday

$
0
0
Muqdisho | QOL | November 24, 2014 |  Kulankii Baarlamaanka ee Maanta ayaa markale kusoo dhamaaday, Buuq & Fowdo ay Meesha la tageen Xildhibaanno kasoo horjeeda Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh. Gudoomiye Jawaari & Labadiisa ku xigeen ayaa u suurta gali waysay inay xakameeyaan Kulanka, waxaana Buuqa & Dagaalka gacan ka hadalka […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles