Muqdisho | QOL |November 21, 2014 | Nin dhabcaal ah ayaa waxaa u soo hoydey niman marti ah, markii ay qolqolka isa soo taageen ayay weydiiyeen; “Reerku waa reerma?” markaasaa loo sheegay magaciisa. Waa reer “Colhaye”. Nin odaya ayaa yiri; “War inta ay fiidka tahay aan iska gudno, ninkan anigaa aqaanoo waa marti bi’iyee”. Nimankii […]
↧