Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka

$
0
0
Nairobi, 20 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa maanta Nairobi kulan la qaatay Tom Malinowski oo ah Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dowladda Mareykanka, ee u qaabilsan Arrimaha Dimoqraadiyadda, Xaquuqul Insaanka iyo Shaqaalaha. Labada mas’uul ayaa waxey ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya, Arrimaha […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles