Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Horumar ballaaran oo Soomaaliyaa ka jira sanad ka dib markii New Deal lagu dhawaaqay

$
0
0
Mogadishu | November 17, 2014 : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud oo hoggaaminaya hal wafdi oo Soomaaliya ka socda ayaa maanta u ambabaxay Copenhagen si uu uga qeybgalo shirka Heerka Sare ah eoo looga hadlayo horumarka laga sameeyey New Deal. Shirkan Heerka Sare ah ayaa waxaa gogosha dhigtay Dowladda Denmark, iyadoo shirkana aya wada […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460