Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

R.W. Cabdiweli oo hadal ka jeediyey shirka Hay’adda Horumarka iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya

Xukuumadaydu waxay samaysay horumar ballaaran oo aan dib looga noqonayn Muqdisho – 10 November 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hadal ka jeediyey shirka wada jirka ah ee Hay’adda Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) iyo Golaha Sare ee Shuraakada Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo (HLPF) oo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles