Muqdisho | QOL | Novwember 9, 2014 | Wasaaradda waxbarashada iyo Barbaarinta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa u soo xirtay Tababar Macalimiinta dhawaan ay wasaraadu u qaadatay Dugsiyada sare ee Dowladda kuwaas oo lagu wado in dhawaan ay si too ah u bilaabaan waxaan lagu qabtay Tababarka Hoteel Golobal ee Magaalada Muqdishu ee Dalkan Soomaaliya. Xiritaanka […]
↧