Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

$
0
0
Mogadishu, 08 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey Waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; horumarka Howlgalka Badweynta Hindiya, Meelmarinta Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2013 & Heshiiska Difaaca ee Somalia iyo Talyaaniga, Dhowrista Xaquuqda Aadanaha, Dayactirka Garoomada Diyaaradaha ee Dalka, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles