Gardafuu | QOL | November 7, 2014 | Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Gardafuu Mudane C/Qaadir Yuusuf Maxamed Ismaaciil iidi oo wali wada safaradii uu ku kormeeraayay deegaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Gardafuu ayaa Maanta si Farxad iyo rayn rayne ku jirto loogu soo dhaweeyay Magaalada Baargaal ee gobolka Gardafuu. Gudoomiayaha iyo Wafdigiisa oo soo gaaray […]
↧