Mogadishu, November 05, 2014- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kaga qeybgalay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kulan tacsi iyo duco loo sameeyay Allah u naxariistee marxuum Maxamed Cabdi Maxamed Dhollawaa “ Juusto” oo ka mid ahaa howlwadeenada Wasaaradda oo koox hubeysan ay ku dileen Xaafadda Buulo xuubey […]
↧