Muqdisho | QOL | November 4, 2014 | Waxaa ayaan darro ah in Baarlamaanka Soomaalidu uu madaxa u ruxo markasta oo madaweynuha Soomaalidu uu usoo jeediyo in ay cayriyaan R/wasaaraha. Laga soo bilaabo Abdiqaasin Salad ilaa Xasan Sheykh madaxweyne kastaa wuxuu magacaabey 3 R/wasaare oo midwalba baarlamanka loo mary in ay cayriyaan. Haba ha cayriyeen […]
↧