Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

TACSI: Taliyihii Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed oo Geeriyooday

$
0
0
Ku Simaha Madaxweynaha Dalka oo Ka  Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha  Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed…WARSAXAAFADEED Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Taliyihii Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed General Maxamed Xasan Ismaaciil oo goor dhow ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Ku simaha Madaxweynaha […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles