Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweyne Xasan oo booqday degmada Ceelbuur

$
0
0
Ceelbuur | QOL | October 23, 2014 | Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo ka mid ah deegaannada ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda Somalia iyo AMISOM ee ka socda dalka Itoobiya. Wafdiga madaxweynaha Somalia oo ka kooban xubno ka tirsan labada gole ee […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles