Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa kahor yimid Qorshe uu Magaalada Hargeysa la tagay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nikolas Kay. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Kay oo wado Danaha Maamulka Puntland, Macquulna aheyn in Somaliland laga dhaadhiciyo. Waraabe ayaa sheegay in Nikolas Kay uu Af aan […]
↧