Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Wararkii ugu dambeeyay howlgalkii maanta ee Degmada Wadajir

$
0
0
Howlgalkii saaka ay Ciidamda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen Degmada Wadajir ayaa waxaa looga gol lahaa xaqiijinta amaanka magaalada Muqdisho kaas oo ku saleysan qorshaha Dowladda Soomaaliya dajisay oo ahaa in la xakameeyo hubka aan ku jirin gacanta Dowladda Soomaaliya kaas oo ay dhowaan meel mariyeen golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Howlgalka markii […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles