H.E. Fawzia Yusuf H. Adam oo sheegtay in muwaadiniin Soomaali ah ay ku geeriyoodeen dagaalada ka soconaya South Sudan. Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam ayaa waxa ay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay dib u soo ceshatay kaalintii ay ka qaadan jirtay nabadeynta iyo xal u helidda [...]
↧