Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay isku diyaarineyso soo daad gureynta Qaar kamid ah Soomaalida ku xajiran Dalka Koofurta Suudaan, halkasi oo ay Dagaalo ka socdaan. Safaaradda Soomaaliya ee Koofur Suudaan ayaa sheegtay in ay bilaabeen siddii losoo daad gureen lahaa Soomaalida ku xayiran Deegaanadda lagu dagaalamayo. Xoghayaha Koobaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada [...]
↧