Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado”

$
0
0
Mogadishu | July 23, 2014 | Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Marwadiisa Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii loo-geystay allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame oo kooxo hubaysan ay maanta ku dileen magaalada Muqdisho. Dr. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ugu horeyn tacsi u […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles