Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Maamul-Beeleedyadu waa siriqda Soomaali loosii milqay!

$
0
0
The Future belongs to those who prepare for it today”-MalcomX GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariiisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.  Intaa kabacdi, Aqristoow waxaa ay waxgaradka Soomaaliyeed aad uga cabsi qabaan Maamul-Beeleedyadan lagu sheego “Federalism” iyo dagaallo baaxad weyn ee uu dhaliyo, una dhaxeeyndooda qeeybtiisa hore Maamul-Beeleedyada midkastaahiba […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460