Munaasabadaan uu xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Xasan Cismaan oo lagu qabtay xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amiga Qaranka, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliyeed, qaar ka mid ah taliyaashii ciidanka booliska iyo sidoo kale taliye […]
↧