Axmed iyo Mustaf waa wiilal yar yar oo 11 jirra ah, sanadkanna u gudbaya Dugsi Dhexe, jecel iney ku dadaalaan waxbarashada. Xilli barqa ah iskuullada qaarkoodna loo fasaxay munaasabadda Ciidda ayaa Axmed iyo Mustaf waxay iska soo raaceen meel xaafadda Axmed u jirta in cabbaar ah, oo kubadda Teeniska ay ku wada ciyaarayeen. Axmed ayaa […]
↧