FIKRAD | QOL | July 16, 2014 | Xurriyad la’aanta iyo qofku in uusan cabbiri karin aragtidiisa sax iyo qaladba, waxay horseeddaa faafidda munaafaqnimda iyo bulsho aan soo bandhigi karin xumaanteeda iyo samaanteeda. Qof kasta oo bulshada nucaas ah ku soo dhex barbaaray waxuu noqnayaa laba wajiile, naftiisa oo kaliyah jecel beenna u sheega beenna […]
↧