Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhiggiisa Spain kula kulmay Madrid

$
0
0
Madrid, July 14, 2014 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh  ayaa maanta kula kulmay Magaalada Madrid ee caasimadda dalka Spain dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga H.E. José Manuel García-Margallo oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal . Kulanka labada Wasiir oo looga hadlay arrimo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles