Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

‘White Widow’ oo lagu arkay Markii 4-aad gudaha Soomaaliya?

$
0
0
Wargeyska The Mirror ee kasoo baxa dalka Britain, ayaa lagu daabacay Maanta oo Isniin ah War sheegaya in Samantha Lewthwaite ‘White Widow’, oo la tuhunsanyahay inay ku lug lahayd Weerarkii Westgate Mall ee Nairobi, lagu arkay Soomaaliya. Wargeyska, oo soo xiganaya Sirdoonka UK ee MI5 ayaa sheegay in Gabdhan baxsadka ah ee Samantha Lewthwaite, Labo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles